War cusub oo ka soo kordhay Soomaalidii dhowaan lagu xirxiray dalka Zambia

In ka badan 100 Muwaadiniin Soomaaliyeed ah, oo muddo 10-cisho ah gacanta ugu jiray booliska Dowladda Zambia, ayaa la siidaayey kadib dadaallo aan loo kala harin oo ay iska kaashadeen Madaxda Jaaliyadda, Safaaradda Somalia ee Zambia iyo Hay’adda QM u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR. “88 Rag ah iyo 15 Dumar ah, ayaa dib u heley … Continue reading War cusub oo ka soo kordhay Soomaalidii dhowaan lagu xirxiray dalka Zambia